Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Sharaxa qoraalka

Waxaad badali kartaa midabka, balaca, iyo qaabka qoraalka ama boga addoo isticmaalaya astaamo kala duwan. Astaama sharaxaada ee HTML ku aad bey ubadan hiyiin laakiin waxaan halkan kuqoreynaa kuwa aad loo isticmaalo  Sidaan horay ugu soo aragnayba astaamaha <b> , <i>, <u>,<h#>,<font> waxay kasbaan inay farta badalaan iyagoo kadhigaya khad, dhuudhuub, mid hoos xariiqan, kalar duwan.

Lasoco astaamaha soosocda waxay kamid yihiin kuwa inta badan la isticmaalo.  Qeexidooodana waxaan isticmaalay astaantaan qeexnay.
AstaantaWax qabadka
bigWaxay qeexdaa qoraal far waaweyn oo khad adag
smallWaxay qeexdaa qoraal far yar.
strongWaxay qeexdaa far khad adag
supWaxay qeexdaa far sare oo yaryar
subWaxay qeexdaa far hoose ee yaryar.
address
Waxay qeexdaa far kuwanaagsan ciwaanada.
strikeWaxay qeexdaa far dhexda kaxariiqan.
delWaa strike oo kale.
pre
Waxay qeexdaa hor qaadan.
emWaxay qeexdaa far dhuudhuuban oo kaduwan qoraalka.
varWaxay qeexdaa qoraal variable ah.
label
ttWaxay qeexdaa far hab telegram ah.
Intaas hadaan ku ekeyno astaamaha farta badala, aan eegno astaamaha midabka ama balaca farta badala
Tusaale midab ama balac badal
<p> <font color="#00ff00" size="2" face="Times New Roman"> Waxaad aragtay 4 ilaa 5 oo bogag html ah. Imisa midab iyo qaab ayaad aragtay?. </font> </p> <p>< <font color="red" size="3" face="Arial"> Bogan adaa laguu sameeyey. Saad u aragtaa? </font> </p>

Waxaad aragtay 4 ilaa 5 oo bogag html ah. Imisa midab iyo qaab ayaad aragtay?.

Bogan adaa laguu sameeyey. Saad u aragtaa?

Midabka boga & Sawirka boga
Bogkasta marka ugu horeysa waa kalarka "#ffffff" oo ah cadaan.  Hadaba waxaad badali kartaa midabka bogaas adoo badalya xubinta BGColor="#ffffff".  Waxaad badashaa ffffff si midabku isu badalo, hoos ayeyna kutaxan yihiin midabyo kala duwan.  Qeybtan hoos kuxusan waxay kadhigin midabka boga madow:<body bgcolor="#000000">. Qeybtanina waxay kudheehin boga sawir:<body background="image.gif">.

Waxaad isticmaali kartaa 216 midab oo kala duwan.   Kuwaas aad u isticmaali kartid midabka boga ama qoraalka.

000000 000033 000066 000099 0000CC 0000FF
003300 003333 003366 003399 0033CC 0033FF
006600 006633 006666 006699 0066CC 0066FF
009900 009933 009966 009999 0099CC 0099FF
00CC00 00CC33 00CC66 00CC99 00CCCC 00CCFF
00FF00 00FF33 00FF66 00FF99 00FFCC 00FFFF
330000 330033 330066 330099 3300CC 3300FF
333300 333333 333366 333399 3333CC 3333FF
336600 336633 336666 336699 3366CC 3366FF
339900 339933 339966 339999 3399CC 3399FF
33CC00 33CC33 33CC66 33CC99 33CCCC 33CCFF
33FF00 33FF33 33FF66 33FF99 33FFCC 33FFFF
660000 660033 660066 660099 6600CC 6600FF
663300 663333 663366 663399 6633CC 6633FF
666600 666633 666666 666699 6666CC 6666FF
669900 669933 669966 669999 6699CC 6699FF
66CC00 66CC33 66CC66 66CC99 66CCCC 66CCFF
66FF00 66FF33 66FF66 66FF99 66FFCC 66FFFF
990000 990033 990066 990099 9900CC 9900FF
993300 993333 993366 993399 9933CC 9933FF
996600 996633 996666 996699 9966CC 9966FF
999900 999933 999966 999999 9999CC 9999FF
99CC00 99CC33 99CC66 99CC99 99CCCC 99CCFF
99FF00 99FF33 99FF66 99FF99 99FFCC 99FFFF
CC0000 CC0033 CC0066 CC0099 CC00CC CC00FF
CC3300 CC3333 CC3366 CC3399 CC33CC CC33FF
CC6600 CC6633 CC6666 CC6699 CC66CC CC66FF
CC9900 CC9933 CC9966 CC9999 CC99CC CC99FF
CCCC00 CCCC33 CCCC66 CCCC99 CCCCCC CCCCFF
CCFF00 CCFF33 CCFF66 CCFF99 CCFFCC CCFFFF
FF0000 FF0033 FF0066 FF0099 FF00CC FF00FF
FF3300 FF3333 FF3366 FF3399 FF33CC FF33FF
FF6600 FF6633 FF6666 FF6699 FF66CC FF66FF
FF9900 FF9933 FF9966 FF9999 FF99CC FF99FF
FFCC00 FFCC33 FFCC66 FFCC99 FFCCCC FFCCFF
FFFF00 FFFF33 FFFF66 FFFF99 FFFFCC FFFFFF
Forms Frames
PC System Tools
SpyCleaner
Registry Mechanic
4Diskclean Pro
Health PC Club
TweakNow
Registry Washer
SpyAnyWhere
System Lifeguard
...More/Details

PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware