Isticmaalka frame ku wuxuu kasbaa in bogu soosaaro dhowr bog isagoo kala qeybinaya. Faa iidada kujirtana waa inaad qeybi joogto markaad qeybkale bad badaleysid. Waxaa dhici karta inaad barowsarada qaarkood
taageerin frames ka.
Astaamaha lagu sameeyo frames waa; frameset iyo frame. FRAMESET waxay qeexdaa sida looga dhigo boga frame ama qeybo adoo isticmaalaya rows iyo columns. Tirada rowska ama columnka waa inta
iskiriinku kadhigayo row ama column. Astaanta FRAME waxay qeexdaa boga frame ka lagasoo dexsaarayo. Hadaba eeg tusaalahan boga kadhigaya lobo qeybood oo column ah oo isle eg:
Qaad oo ku keydi kood kan bog adoo badalya magacyada file iyo file2 kuwa jira oo html ah markaas
kabacdi eeg natiijda. Guji halkan
si aad natiijada u aragtid.
Kana waa tusaale kadhigin boga labo rows oo isle eg:
Isticmaalka Noresize, frame ka balaciisa lama badali karo sidoo kalana
waxaad qeexi kartaa in scroll bar aad soo saartid iyo in kale adoo kadhigay no iyo yes. Margin
wuxuu cabiraa inta banaan ee dacalka boga iyo qoraalka
Si qoraalku uga soobaxo dhanka midigta ama [file3.html]. Waa inaad isku xirta [link]
faayal ka [file2.html] aad u yeeshaa target. Waxaa jira labo si aad usameyn kartid. Tan hore oo fudud waa waa inaad sameysaa base target saan oo kale <base target="file3">. Base target ku waa inuu kujiraa qeybta Head ka ee boga. Sida kale waa inaad isku xire kasta u sameysaa target markaad qeexdid, saan oo kale: <a href ="link.htm" target ="file3">. Guji halkan si aad u aragtid natiijada, hadaan kasoo qaadno inaad sameysay file2 iyo file3. Waakanaa tusaale natusaya siyaalaha aad usameyn kartid file2 oo ah kan lagu isku xirayaasha lagujiyo: