Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

:: Home
PC Topics
:: Components
:: Windows XP
:: PC Help
Programming Tutorials
:: HTML Ka
:: JavaScript Ga
:: ASP
:: PHP
:: VBScript
:: SQL
Miscellaneous
:: Contact us

Taxida [Lists]

Waxaad awood u leedahay inaad taxdid errayo isdabayaal adigoo isticmaalaya goobo [bulleting] ama tira namber [numbering].  Taxanka errayada ama liiska sida loo sameeyaa ma adka.  Hadaba eeg tusaala soo socda oo natusaya sida errayada looga dhigo kuwa taxan oo goobo leh:
TusaaleNatiijadaMicnaha

Errayga koowaad

Errayga labaad

Errayga sadexaad

Errayga afraad

Errayga shanaad

1. Errayga koowaad
2. Errayga labaad
3. Errayga sadexaad
4. Errayga afraad
5. Errayga shanaad
Astaanta OL oo u taagan [Ordered List] waxay qeexdaa taxane nambaro leh, LI oo u taagan [list item] waxay qeexdaa erray kamid ah taxanaha. Hadaba waxaan sameynay errayo taxan oo nambero leh.

Waxaan arraganay sida loo sameeyo errayo taxan oo nanbaro leh. Hadaba aan eegno iyagoo goobo leh. Errayada nambarada leh iyo kuwa goobada leh sida loo sameeyo aadbay isugu dhowdahay waxa kaliya oo ay ku kala duwanyihiin waa hal astaan. Hadaba eeg tusaalahan:

TusaaleNatiijadaMicnaha

Errayga koowaad

Errayga labaad

Errayga sadexaad

Errayga afraad

Errayga shanaad

• Errayga koowaad
• Errayga labaad
• Errayga sadexaad
• Errayga afraad
• Errayga shanaad
Astaanta UL oo u taagan [Unordered List] waxay qeexdaa taxane goobo leh, LI na horaan usoo aragnay oo waxay qeexdaa erray taxanaha kamid ah.  Hadaba waxaan sameynay errayo taxan oo goobo leh.

Waxaad badeli kartaa qaabka goobada adoo kadhigi kara afar qees, garan gar, ama goobada aan soo aragnay.  Hadaba eeg tusaalaha soosocda  oo kadhigin goobada afar gees:
TusaaleNatiijadaMicnaha

Errayga koowaad

Errayga labaad

Errayga sadexaad

Errayga afraad

Errayga shanaad

• Errayga koowaad
• Errayga labaad
• Errayga sadexaad
• Errayga afraad
• Errayga shanaad
Waxaan badalay [type] ka astaanta UL aan ka dhignay [square] ama afar gees.  Hadii aad rabtid inaad kadhigtid garangar meesha ah "square" ku badal "circle".

Waxaad kale ood samaynkartaa farac kabaxa erray erraya taxan kamid ah.  Eeg tusaalaha soosocda:
TusaaleNatiijadaMicnaha

Java

C++

Borland

Visual C++

VB

• Java
• C++
• Borland
• Visual C++
• VB
Waxaan isticmaalay rayi iskumid ah.  Taxane ayaan erray kamid ah farac u yeelay.  Waxaa mihiim ah inaadan illaawin inaad xirtid astaan walba intaadan midkale furin.

Waxaan soo aragnay sida loo sameeyo liiska errayada taxan oo noocyo badan leh.  Noocyada taxanaha intaas kuma koobna ee waxaad isticmaali kartaa noocyo kale oo ay kamidyihiin

.  Kubadal sadarka ugu koreeya ee tusaalayaashan soo aragnay kuwakan cusub midba mar si aad u aragtid waxqabad kooda.

Tables Diiwaanka [Forms]
PC System Tools
SpyCleaner
Registry Mechanic
4Diskclean Pro
Health PC Club
TweakNow
Registry Washer
SpyAnyWhere
System Lifeguard
...More/Details

PC Articles
Computer Safety
prevent viruses & Spyware