Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Alert Box

Alert sidaan horay ugusoo aragnayba waa method ama tixraace soosaara wixii loo gudbiyo oo ah qoraal ama variable iyo wixii lamid ah.  Wuxuu wataa OK button jooga ah [default].   Tusaale ahaan alert() wuxuu soosaarin daaqad yar oo maran oo wadata OK button.   Alert(“Hallow”) na waxay soosaarin daaqad wadata qoraaka Hallow iyo Ok button.  Daaqada alert box ka way joogtaa ilaa lagujiyo button ka OK.  Waxaad u gudbin kartaa alert tiga variable.  Tusaale ahaan hadaan qeexno variable, kabacdina kasoo saarno wixii kudheehnaa variable kaas waasaan eh lasoco:
Var nambar=11110999
Alert("Nambarku waa: "+namber)
Tusaalahani wuxuu soosaaraa Nambarku waa: 1111099 oo ku qoran alert box.  Waxaan isticmaalay calaamada + oo ah iskudadho ama concatenation sign taas oo iskudadha labo qoraal oo kadhigta hal.

Tusaalaha soosocda waa mid isticmaalaya alert box oo soobixin markii bog lasoo booqdo:
<html>
<body>
<script type="text/javascript">
alert("Hallow!")
</script>
</body>
</html>
Tusaalahani wuxuu soosaaraa Hallow kuqoran alert box
Tusaalaha soosocda waa mid isticmaalaya alert box oo soobixin markii xire [link] lagujiyo.
<html>
<body>
<A HREF='javascript:onClick=alert("Alerts box!")'> guji halkan </A>
</body>
</html>
Onclick waa curiye fahma gujinta mouse ka. Waxaan xuriyahaas u gudbinay alert inagoo kadhigayna xiriir qeexe.  Onclick wuxuu curin alert aan u gudbinay.
Waakanaa natiijada tusaalaha sare:
Guji
Tusaalaha soosocdaana waa JavaScript alert box soobaxa markii button la gujiyo.
<html>
<body>
<form>
<input type="button" name="guji" value="Guji hasoobexee" onclick='alert("Waxaad gujisay button si aad usoo saartid alert")'>
</form>
</body>
</html>
Hadana waxaan isticmaalay curiyaha onClick oo soosaarin alert box markii button la gujiyo.
Natiijaduna waatan:

Prompt Box

Prompt() waa tixraace[method] u dhow alert() tiga.  Prompt() tigu wuxuu leeyahay text field iyo OK iyo CANCEL buttons.
Dhismaha prompt box kana waasaan:
prompt("Qor wax:"). Prompt tigani wuxuu soosaaraa daaqad oraneysa Qor wax: oo leh text field oo leh qoraaka joogaha ah ee undefined.  Waan badali karnaa qoraalka joogaha saan oo kale:
prompt("Qor magacaaga:","Kuqor halkan")
Wixii lagu qora prompt text field dhigana waxaan kulifaaqi karnaa variable saatan oo kale:
var magac=prompt("Qor magacaaga:","Kuqor halkan")
Markii aan ku lefaaqno qoraaka kayimid prompt bax kaas variable.  Waxaan u isticmaali karnaa variable kaas saan doono.
Tusaalaha soosocdaa wuxuu soosaaraa qoraalka variable ka isagoo isticmaalaya alert box:
<html>
<body>
<script type="text/javascript">
var magac = prompt("Magacaa:", "Kuqor magacaaga halkan");
alert("Magacaaga waa: "+magac)
</script>
</body>
</html>
Tusaalahani wuxuu soosaaraa prompt box oranaya Magacaa iyo text field wata Kuqor magacaaga halkan .  Wixii lugu qorana wuxuu kulifaaqaa variable ka magac kabacdina soosaaraa alert box wadata wixii variable kulifaaqnaa.

Confirm Box

Prompt wuxuu lamid yahay alert box kaliya wuxuu wataa labo button, OK iyo Cancel si looga xaqiijiyo isticmaalaha [user] wax dhici raba intayan dhicin ka hor.  Waxaan isticmaali kartaa variable iyo if statement si aad u ogaatid inuu isticmaaluhu gujiyey Ok ama Cancel.
Dhismaha Confirm box kana waasaan:
confirm ("Ma rabtaa inaad siiwadid?"). Tusaalahani wuxuu soosaara daaqad oraneysa Ma rabtaa inaad siiwadid? , wadatana Ok iyo Cancel buttons.
Tusaalhana waa kii hore oo kuusheegin button kaad gujisay:
<html>
<body>
<script type="text/javascript">
var jawaab = confirm ("Marabtaa inaad siiwadid?")
if (jawaab)
alert ("Waxaad gujisay ok!")
else
alert ("Waxaad gujisay cancel!")
</script>
</body>
</html>
Waxaan ku dheehnay objectiga confirm box ku wato oo ah labad button variable ka jawaab kabacdina isticmaalay if statement si aan u ogaano button lagujiyey.  Kan kombuyuutarku maleynayo waa OK button ka marka waxaan niri hadii button ku yahay OK, soosaar qoraalka Waxaad gujisay ok.  Hadii kale malahu waa maya oo wuxuu u gudbin button ka kale, kaas oo soosaarin qoraalka labaad.
Tusaalahana waa mid ugudbin isticmaalaha bog kale haduu gujiyo OK.
<html>
<body>
<script type="text/javascript">
var jawaab = confirm ("Marabtaa boga kale?")
if (jawaab)
window.location="http://clik.to/program"
else
alert ("Ma gudbin!")
</script>
</body>
</html>
Tusaalahani waa kii hore ee lagu daray xiriiriye kuu gudbin bogkale markii OK lagujiyo.  Natiijaduna waasaan:
Form Validation String, Date, Array objects
PC System Tools
SpyCleaner
Registry Mechanic
4Diskclean Pro
Health PC Club
TweakNow
Registry Washer
SpyAnyWhere
System Lifeguard
...More/Details

PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware