Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Diiwaanka [Forms]

JavaScript waxaa loo isticmaali karaa inaad ku saxdid diiwaanka [form] oo waxyaalaha khalad ka ah kaga qabatid ama waxii lagu qoray text field iyo wixii lamid ah soo saadhid inkasa oo kali isticmaalkeedu uusan wax weyn qaban karin hadaadan u isticmaaleyn CGI/ASP/PHP, etc.  Waxaad kusameynkartaa diiwaanada HTML ka.

Tusaalahani wuxuu soosaaraa wixii lugu qoray diiwaanka:
<html>
<head>
</head>
<body>
<FORM name="fm">
Qor magacaaga:
<INPUT type="text" name="hore"><br>
; Aabaha:
<INPUT type="text" name="aabaha">
<INPUT type="button" name="dis" value="Soosaar" onClick='alert("Waxaad tiri magacaaga waa: "+document.fm.hore.value+" "+document.fm.aabaha.value)'>
</FORM>
</body>
</html>
JavaScript tiga kujirta tusaalahan waa OnClick. onClick waa [event handler] ama hal curiye kombuutar oo kajawaaba wixii dhacay sida markii botton la gujiyo kaas oo curiya maxsuulka ku jira xirmooyinka ''.  Calaamada + waxay isku dadhaa oo isku xirtaa labo erray ama variables.  Tusaalahan, wuxuu curiyaa alert box , kaas oo soosaara wixii kujira labada text field dhiga.
Natiijada tusaalahana waasaan:
Qor magacaaga:
Aabaha:    
Tusaalahani wuxuu natusin sida loo xusho iyo isticmaalka onChange:
<html>
<body>
<html>
<body>
<FORM name="fm2">
Select one: <select name="selec" onchange='alert("You selected "+document.fm2.selec.value)'><br>
<option>Xulu hal
  <option value="Java">Java
  <option value="C++">C++
  <option value="Cobol">Cobol
</select>
</FORM>
</body>
</html>
</body>
</html>
Waxaan isticmaalay curiyaha onChange kaas oo soosaara markii ereyada listiga labadalo.  OnChange wuxuu curtaa oo kashaqeysiiyaa javascript tiga kujira markii isbadal dhaco, sida uu markan ushaqeynayo islamarkiina uu u usoo saarayo erayga laxushay markii isbedeldhaco.
Natiijada tusaalahan waasaan:
Xulo hal:

Form Validations

Inta badan waxaa javascript tiga loo isticmaalaa si khalad looga ilaaliyo wixii lagu qoray diiwaanka, sida hadaad erray rabtay aan loogu qorikarin nambar.   Tusaalahani wuxuu fiirshaa in diiwaanku maranyahay uusan isticmaaluhu waxba kuqorin, kolkaas soosaaraa fariin alert box kujirta. 
<HTML>
<HEAD>
<SCRIPT LANGUAGE=JAVASCRIPT>
function ilaaliye(formCheck)
{
    if (formCheck.name.value =="")
    {
        alert("Qor magacaaga:"); 
        formCheck.name.focus();
        return false;
    }
   var mail=formCheck.email.value;
   if (mail.indexOf("@.") == -1)
    {
        alert("Qor email sax ah:");
        formCheck.email.focus();
        return false;
    }
    return true;
}
</SCRIPT>
</HEAD>
<BODY>
<FORM name="inform" action="" method "post">
   Magacaaga: <INPUT type=text NAME="name" value=""SIZE=20><br>
   Email kaaga: <INPUT type=text NAME="email" value="" SIZE=30><br>
   <INPUT type=button name="submit" value=" Send " onClick = "return ilaaliye(inform)"; >
   <INPUT type=reset name=reset value=" Clear ">
</FORM>
</BODY>
</HTML>
Waxaan sameynay xubin [function] ladhaho ilaaliye oo qaata parameter u taagan magaca diiwaanka.  Kabacdi waxaan isticmaalay if statement eegaysa in text field dhigu maranyahay.  Haduu maranyahayna soosaareysa fariin [alert] islamarkii lagujiyo okeyna dulsaareysa qoraaga text field dhiga [focus].  Waxaan soo celinay khalad [false] hadii xubin marantahay si uusan usii shaqeyn.  Waxaan eegnay in ay @ iyo . kujirto errayada emailka.  indexOf waxay eegtaa erray walba oo kamid ah mail kaas oo lamid ah wixii diiwaanka lagu qoray [mail=mail.value].  Markii wax sax ah laqoro ayuu run sooceliyaa function ku.
Ogeysiis: Hadaad rabtid inuu bogu shaqeeyo markii lagujiyo botonka, isticmaal onSubmit bedelka onClick. onSubmit waxay curisaa wixii lagu qeexay action ka [action=""].
Natiijaduna waa saan:
Magacaaga:
Email kaaga:

Operators Alert, Prompt, Confirm boxes
PC System Tools
SpyCleaner
Registry Mechanic
4Diskclean Pro
Health PC Club
TweakNow
Registry Washer
SpyAnyWhere
System Lifeguard
...More/Details

PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware