| Operator |
Wuxuu qabto |
Tusaale |
Natiijada |
| + |
Iskudar. Wuxuu isku daraa nambarada
|
8+2
|
10
|
| - |
Kala jare. Wuxuu kala jaraa nambarada.
|
8-2
|
6
|
| * |
Isku dhufte. Wuxuu isku dhuftaa labo nambar.
|
4*4 |
16
|
| / |
Qaybiye. Wuxuu isu qeybiyaa labo nambar.
|
5/2 |
2.5 |
| % |
Haraa qabad. Wuxuu qaadaa haraaga labo nambar oo leysu qeybshey.
|
5%2 |
1 |
| ++ |
Tiriye. Wuxuu tiryaa tirada oo hal kudaraa wareegto kasta. |
x=3 x++ |
x=4 |
| -- |
Hoos u tiriye. Wuxuu hoos utiryaa oo halka jaraa marwalba. |
x=3 x-- |
x=2 |
| = |
Saare. Wuxuu iskala mid dhigaa labo wax. |
x=y |
x waxay lamid tahay y |
| += |
Tirada dhanka bidix waxay kudarmataa tan midig wareegto kasta. |
x+=y |
x=x+y
|
| -= |
Tirada dhanka bidix waxay ka jarmataa tan midig marwalba. |
x-=y |
x=x-y
|
| *= |
Tirada dhanka bidix waxay ku dhufantaa tan midig wareegto kasta. |
x*=y
|
x=x*y
|
| /= |
Tirada dhanka bidix waxay u qeybsantaa tan midig wareegto kasta. |
x/=y |
x=x/y |
| %= |
Wuxuu qaabilaa soo haraaga wareegto kasta. |
x%=y
|
x=x%y |
| == |
Wuxuu isku eegaa labo wax, soona celiyaa run iyo been. |
4==3 |
been |
| != |
Wuxuu eegaa hadeyan labo wax isku mid ahayn |
4!=3 |
true |
| > |
Wuxuu eega haday tirada bidix kaweyntahay tan midig |
5>4 |
run |
| < |
Wuxuu eegaa haday tirada bidix kayartahay tan midig |
5<8 |
run |
| >= |
Wuxuu eegaa hadii tirada bidix ka weyntahay ama le-egtahay tan midig |
3>=5 |
been |
| <= |
Wuxuu eegaa hadii tirada bidix ka yartahay ama le-egtahay tan midig |
3<=5 |
run |
| && |
Wuxuu isku dhexdaraa eegida labo arimood. Oo labduba markey run yihiin shaqeeyaa |
Eeg if statement |
Arag if statments ka |
| || |
Wuxuu isku dhexdaraa eegida labo arimood oo shaqeeyaa hadii mid run yahay ama labaduba |
Eeg if statement |
Arag boga if statement |