| Mulk | Qeexmo | Dhismaha |
| Closed | Waxay soo celisaa run adii daaqadu xiran tahay. |
window.closed |
| defaultStatus | Waxay qeexdaa waxyaalaha joogtada ah ee kasoo ba status bar ka. | window.defaultStatus(="message") |
| document | Waxay qeexda qoraalka kasoobixin boga |
window.document.write() |
| frames | Waxay soocelisaa array og frame yada hoose oo dhan ee bogan. |
window.frames(="frameId") |
| history | Waxay soocelisaa url bogan kahor lasoo booqday |
window.history |
| innerHeight | Waxay soocelisaa dhererka boga ee muuqda. |
window.innerHeight = value |
| innerWidth | Waxay soocelisaa balaca boga ee muuqda. |
window.innerWidth = value |
| length | Waxay soocelisaa balaca daaqada |
window.length |
| location | Waxay qeexda url ka ama boga daaqada |
window.location |
| locationbar | Waxay qeexda location bar ka daaqada. Waxay leedahay property ga visible. |
window.locationbar.visible=false |
| menubar | Waxay qeexdaa menu bar ka |
window.menubar.visible=false |
| name | Waxay qeexdaa magaca daaqada |
window.name |
| opener | Magaca daaqada furtay daaqada markaas joogta |
window.opener |
| outerHeight | Waxay soocelisaa dhererka daaqada geeseheda baxsan |
window.outerHeight |
| outerWidth | Waxay soocelisaa balaca daaqada geeseheda baxsan |
window.outerWidth |
| pageXOffset | Return the X-coordinate of the current window
|
window.pageXOffset |
| pageYOffset | Waxay soocelisaa cagasha Y ee daaqadan |
window.pageYOffset |
| parent | Waa daaqada ay daaqadani kakoobantahay |
window.parent |
| personalbar | Waxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo directories bar ku |
window.personalbar.visible=false |
| scrollbars | Waxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo scroll bar ku |
window.scrollbars.visible=false |
| self | Waa daaqadan |
self.method |
| status | Waxay qeexdaa waxa kamuuqda status bar ka |
window.method="message" |
| statusbar | Waxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo status bar ku |
window.statusbar.visible=false |
| toolbar | Waxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo tool bar ku |
window.toolbar.visible=false |
| top | Waxay soocelisaa magaca daaqada ugu sareysa |
window.top |
| window | Waxay soocelisaa daaqadan joogta hada |
window.[property]or[method] |
| Tixraace | Qeexa | Syntax |
| alert(message) | Wuxuu soosaartaa wixii loogudbiyo oo qoraal ama variable ah |
alert("Kuqor qoraal") |
| back() | Waxuu kugu celin bogii hore |
window.back() |
| blur() | Focus ka ayay qaadaa |
window.blur() |
| captureEvents() | Waxay qeexda in daaqadu qabato dhacdooyinka loogudbiyey oo dhan |
window.captureEvent(noocaDhacdada) |
| clearTimeout() | Waxay firaaqeysaa wakhtiga laxeexay inuu ahaado timeout |
window.clearTimeout(timeoutID) |
| close() | Waxay xirtaa daaqada |
window.close() |
| confirm(message) | Waxay soosaartaa box qoraal iyo OK iyo CANCEL wata |
confirm("Marabtaa saan?") |
disableExternalCapture/ enableExternalCapture | Curyaamisaa/curyaanka kaqaadaa dhacdada wax qabata |
window.disableExternalCapture( )/ window.enableExternalCapture( ) |
| focus() | Waxay focus ka saadhaa ama isha saada daaqada |
window.focus() |
| forward() | Waxay soosaadhaa boga kuxiga bogan |
window.forward() |
| handleEvent(event) | Waxay kicisaa dhacdo qabtaha [event handler] ha laqeexay |
window.handleEvent(eventID) |
| moveBy(horizontal, vertical) | Waxay kaxeysaa daaqada inta laqeexay ee kor u socod ama hoos u socod ah. |
window.moveBy(HorValue, VerValue) |
| moveTo(x, y) | Waxay kaxeysaa daaqada geeska bidex iyo korkor inta laqeexay |
moveTo(Xposition,Yposition) |
| open() | Waxay furtaa daaqada |
window.open(url, name, attributes) |
| print() | Waxay soosaarta daaqada yar ee printer ka |
window.print() |
| prompt(message,defaultValue) | Waxay soosaartaa prompt box ka |
window.prompt("type message here",value) |
| releaseEvents(event) | Waxay siideysaa dhacdooyinka laqabtay ee nooca loogudbiyey |
window.releaseEvents(noocaDhacdada) |
| resizeBy(horizantal, vertical) | Waxay badasha lixaadka daaqada | window.resizeBy(HorVoue,VerValue) |
| resizeTo(width,height) | Waxay badasha balaca iyo dhererka daaqada
| window.resizeTo(widthValue,heightValue) |
| scroll(x, y) | Scrolls the window to the supplied co-ordinates | window.scroll(xVlue,yValue) |
| setInterval(expression, time) | Waxay cisaabisaa expression ka milliseconds kasta | window.setIntervals(expression,milliseconds) |
| stop() | Waxay joojisaa daaqada |
window.stop() |
Objekti
|